SOMALI NEWS View all

Ads

SOMALI NEWS View all

Ciidamada NISA oo qabtay askar ka tirsan AMISOM oo shidaal iibinaya

Ciidamada Nabasugida ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabtay labo askari oo ka tirsan ciidamada AMISOM iyo gaari ay ku wateen shidaal ay iibinayeen.…

Daabacadii 7aad ee Wargeyska Somalida Holland oo soo baxay

Wargeyska saddex bille ah ee jaaliyadda Somalida Holland ayaa la soo saaray, iyadoo cadadankiisan uu koobayo lixdii bilood ee la soo dhaafay iyo…

Xulka Qaranka Iskaa-kada oo sagootin loogu sameeyay Muqdisho (SAWIRRO)

Xulka Qaranka Iskaa-kada oo sagootin loogu sameeyay Muqdisho (SAWIRRO)

Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa xafiiskiisa Magaalada Muqdisho ku qabtay xaflad lagu sagootinayay Ciyaartoyda xulka qaranka shatarinjiga, waxaana xaflada kasoo qeyb galay Mas’uuliyiin ka…

Shaqaalaha Garoonka diyaaradaha Muqdisho oo shaqo joojin sameeyay

Shaqaalaha Garoonka diyaaradaha Muqdisho oo shaqo joojin sameeyay

Qaar ka mid ah Shaqaalaha ka howl gala Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa saaka shaqo joojin iyo banaan bax ah…

Taliyaha CXD oo la dar daarmay Cutubyo ka tirsan Ciidanka Danab (SAWIRRO)

Taliyaha CXD oo la dar daarmay Cutubyo ka tirsan Ciidanka Danab (SAWIRRO)

Taliyaha ciidanka xoogga dalka S/Gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa shalay tababar u soo xiray Ciidamo ka tirsan xoogga dalka, kuwaasoo muddo sideed bilood…

Faahfaahin ka soo baxaya gaari qaraxyo ka buuxay oo lagu qabtay Muqdisho

Maamulka gobolka Banaadir ayaa ka warbixiyay gaari waxyaalaha qarxa lagu soo raray oo lagu qabtay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho. Afhayeenka Maamulka gobolka…

Cabdi Qeybdiid oo baaq nabadeed u jeediyay Galmudug iyo Puntland

Madaxweynihii hore ee Maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) ayaa ka digey xiisado colaadeed oo ka dhex jirta maamulada Puntland iyo Galmudug inay…

Puntland oo gacanta ku dhigtay gaadiid ciidan oo Galmudug uga soo degay Boosaaso

Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ayaa sheegaya in Ciidamada ammaanka Puntland ay gacanta ku dhigeen gaadiid ciidan oo maamulka Galmudug uga soo degay…

Madaxweynaha Koofur Galbeed oo gaaray magaalada Baraawe

Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow gaaray magaalada Baraawe oo ah caasimada maamulka Koofur Galbeed.…

At least 7 Al-Shabaab militants killed in S. Somalia

The Somali army, backed by the African Union peacekeeping troops, killed at least seven Al-Shabaab militants on Saturday in a fighting at Surayo…

Shirka Maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo todobaadkan dib u furmaya

Waxaa ka socda Muqdisho iyo Jowhar qaban qaabadii u dambeysay ee dib loogu furayo shirkii maamul u sameynta Gobolada Hiiraan iyo Sh/Dhexe, kaasoo…

Turkiga oo xaqiijisay in askari looga dilay dagaal ka dhacay gudaha Suuriya

Dowladda Turkiga ayaa xaqiijisay in askari looga dilay gudaha dalka Suuriya, gaar ahaan waqooyiga dalkaasi kadib dagaal ay Ciidamada Turkida la galeen dagaalyahanada…

M-weyne Xasan oo khudbad ka jeediyay Shir Madaxeedka Afrika iyo Japan (SAWIRRO)

M-weyne Xasan oo khudbad ka jeediyay Shir Madaxeedka Afrika iyo Japan (SAWIRRO)

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Shir Madaxeedka 6-aad ee Iskaashiga waddamada Afrika iyo Japan ee TICAD (Tokyo International Cooperation…

Musharax u taagan kursiga xildhibaanka beesha moobleen cismaan (SAWIRRO)

Musharax u taagan kursiga xildhibaanka beesha moobleen cismaan (SAWIRRO)

Xaflad aad u balaaran oo ay ka soo qeyb galeen in ka badan labba boqol {200} oo xubnood oo isugu jirey siyaasiyiinta, odayaasha…

Talyaaniga oo qalab ciidan ku wareejiyay Ciidamada Asluubta Somalia

Talyaaniga oo qalab ciidan ku wareejiyay Ciidamada Asluubta Somalia

Dowladda Talyaaniga ayaa Qalab Ciidan oo isugu jiray kabo, katiinadaha Maxaabiista lagu xiro ,Dhar ,koofiyado iyo Gaashaanka looga hortago Dibad baxyada rabshadaha wato…

Dagaal u dhaxeeyay AMISOM iyo Al-Shabaab oo ka dhacay Gedo

Dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda oo taageera ka helaya ciidanka AMISOM iyo Al-Shabaab ayaa ka dhacay deegaan lagu magacaabo Suriyo oo…

Dhaqaalaha ku baxaya doorashooyinka Soomaaliya oo la isku afgaran la’yahay

Madaxda madasha Wada-tashiga Qaran ayaa la filayaa inay dhimaan tirada ergooyinka soo xuleysa xildhibaanada, iyadoo wali la isku afgaran la’yahay qarashka ku baxaya…

NEWS IN ENGLISH View all

A Somali police officer says a car bomber has prematurely detonated an explosives-laden vehicle near the new Turkish embassy compound in the capital, Mogadishu. Police opened fire on…

The UN Development Programme (UNDP) will support Somalia’s development, peace-building and state-building, UNDP Administrator Helen Clark said during her visit to the country on Wednesday. Among the topics…

A bank teller at Somalia’s central bank is on the run after allegedly stealing $530,000 (£402,000), the bank’s governor Bashir Issa Ali has said. Senior cashier Muhidin Mohamed…

At least 10 people were killed when two suicide car bombers attacked the local government headquarters in Somalia’s Galkayo town in the semi-autonomous Puntland region on Sunday, police…

We in the West are used to thinking of music mainly as entertainment. On occasion, it can fulfill a religious function, or be deployed to argue one political…

More on NEWS IN ENGLISH

Mo Farah repeats as 5,000 champion, Canada’s Ahmed 4th

Minnesota boy, bullied for being Muslim, takes on Trump

Minn. Somalis see Trump as symbol of more hostile America

Getting children off the streets in Somalia

——————————————————-

WATCH VIDEO – Recolonising Somalia

DAAWO VIDEO Documentary ah

Bossaso town in Somalia new airport

TOOS U DAAWO TV-yada SOOMALIDA

HEESTII MUQDISHOO, CAWALE ADEN

KU BIIR ASXAABTA FACEBOOK

HEESTII XARUNTII DALKEYGOOW

Ku biir Asxaabta Facebook