Home » Archives by category » SOMALI NEWS

Qarax ka dhacay degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay

Wararka ka imaanaya Degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in Qarax xoogan uu ka dhacay suuq lagu iibiyo xoolaha oo ku yaala bartamaha degmada Buur-Hakaba. Qaraxa oo ahaa mid loo adeegsaday miino dhulka lagu aaso ayaa waxa ay dhaawacyo kala gedisan kasoo gaareen dad u badnaa caruur oo iyagu ku sugnaa suuqa. Taliyaha ciidamada […]

Dagaal Ciidamada DFS iyo Al-Shabaab ku dhex maray degmada Mahadaay

Wararka naga soo gaaraya degmada Mahadaay ee gobolka Sh/dhexe, ayaa sheegaya in dagaal culus uu halkaa ku dhaxmaray ciidamada dowladda iyo xoogag ka tirsan Al-shabaab. Labo qof ayaa lagu waramayaa in dagaalka ay ku dhinteen sidoo kalena waxaa ku dhaawacmay tiro kale oo ay ku jiraan dad rayid ah. Dagaalka ayaa qarxay kadib markii ciidamada […]

Faroole “Somaliland waxa ay kamid tahay Soomaaliya”

Madaxweynihii hore ee Puntland C/rixmaan Sheikh Maxamed Faroole oo ku sugan magaalada Muqdisho kana mid ah musharaxiinta u tartamaya doorashada Madaxtinimo ee Soomaaliya ayaa sheegay in maamulka Somaliland uu wali yahay xubin ka tirsan maamulada kale ee dalka Soomaaliya ka jira. Faroole ayaa gabi-ahaan-ba meesha ka saaray arrimaha ku aadan in Somaliland ay ka go’i […]

Uganda oo ka hadashay askarigii ay dhawaan toogteen Al-shabaab

Afhayeenka Ciidamada Uganda Paddy Ankunda ayaa ka hadlay dil dhawaan ay kooxda Alshabaab u geysteen Askari ka tirsanaa Ciidamada Uganda gaar ahaan kuwa qeybta ka ah Howlgalka AMISOM oo ay kooxda Alshabaab ku qabteen weerar ay ku qaadeen Saldhig Millitary oo ay AMISOM ku leeyihiin Gobolka Sh/hoose. Paddy Ankunda ayaa u sheegay wareyska Daily Monitor […]

Weerar ka dhacay Magaalada Mandheere ee Gobolka Waqooyi bari Kenya

Inta la ogyahay hal Askari oo ka tirsan Booliska ilaalada deegaanka ayaa ku dhintay weerar habeenkii xalay ka dhacay Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi bari dalka Kenya. Weerarkaan oo ahaa Bam Gacmeed lagu tuuray Banki Lagu Magacaabo Equity Bank, ayaan la ogeyn cida sida rasmi ahaan ugu danbeysa. Askariga dhintay ayaa ilaalo ka haayay Bankiga, […]

Beesha caalamka oo ku baaqay dadajinka doorashada Madaxweynaha Somalia

Beesha caalamka ayaa ugu baaqaday labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya in deg deg loo guda-gallo dhismaha guddi wadajir ah oo ka shaqeyn doona doorashada madaxweynaha Soomaaliya. Beesha caalamka ayaa sidoo kale sheegtay in ay u taallo xildhibaanada cusub shaqo culus oo loo baahan yahay in ay u wajahaan si deg deg ah. Sidoo kale waxaa […]

Al-Shabaab kills regional police chief, bodyguard in Somalia

A police boss and his bodyguard died on Saturday evening after a grenade attack blamed on Al-Shabaab militants in Jowhar town located in Somalia’s Hirshabelle State. Abdi Hussein, the Deputy speaker of parliament representing Hirshabelle state in Jowhar town, confirmed to Xinhua on Sunday the death of the regional police boss named Khalif Abdulle Arfaye […]

Guddoonka Aqalka sare ee Soomaaliya oo la doortay

Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya lagu soo gaba-gabeeyay doorashada Guddoonka Aqalka sare oo ah Gole ku cusub dalka Soomaaliya. Doorashadii Maanta ayaa waxaa hogaankaasi loogu doortay Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo codad gaaraya 43 -cod kaga guuleystay Mustaf Maxamed Qodax oo isaguna helay codad gaaraya 9 -cod. Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Aqalka […]

Dagaal labo beelood ku dhaxmaray deegaano ka tirsan Gobolka Sool

Laba qof ayaa ku dhimatay halka lagu magcaabo Higlo-dhacda oo magaalada Widhwidh K/galbeed uga beegan, kadib dagaal dhaxmaray maleeshiyada labo beelood. Dagaalkan oo habeenimadii xalay ka dhacay degaankaasi ayaa la sheegay in uu ka dhashay muran dhinaca dhulka, gaar ahaan lahaashaha ceelal halkaasi ku yaal. Wasiirka amniga maamulka Khaatumo Keyse Cabdi Yuusuf oo dhacdadaas u […]

Hay’addo baaq kasoo saaray wax ka qabashada abaarta ka jirta Geeska Afrika

14 hay’adood oo arrimaha samafalka ka shaqeeya ayaa baaq soo saaray si wax looga qabto abaarta ka jirta Geeska Afrika. Bayaan ay si wada jir ah ay usoo saareen 14kaas hayadood ee samafalka ayey ku sheegeen in gargaar degdeg ah loo baahan yahay in lala soo gaaro ilaa 15 malyan oo qof oo gobolka ku […]

Page 1 of 777123Next ›Last »
Close

Ku biir Asxaabta Facebook