Home » Archives by category » WHAT’S NEW?

DEG DEG: 9 qof oo caawa ku dhintay gaari wayn oo dad lagu jiirsiiyay suuq ku yaala dalka Jarmalka

DEG DEG: 9 qof oo caawa ku dhintay gaari wayn oo dad lagu jiirsiiyay suuq ku yaala dalka Jarmalka

9 qof ayaa ku dhintay ilaa 50 kalena waa ay dhaawacmeen, kadib markii gaari wayn lagu dardarsiiyay dad jooga suuq Chrismaska ee magaalada Berlin, sida uu sheegay boliiska. Boliiska ayaa sheegay inay ka shakisan yihiin weerarka inuu ahaa mid loogu tala galay. Darawalkii gaariga ayaa la xiray sida ay sheegayaan warfaafinta qaar. Video muujinaya goobta […]

An annual northeast Minneapolis photo show chronicles life of Somali family, community

An annual northeast Minneapolis photo show chronicles life of Somali family, community

An annual northeast Minneapolis photo show chronicles life of Somali family, community Mohamed Barre’s annual photo exhibit started out as an uncommon introduction to his northeast Minneapolis neighbors. It has grown into an artistic outlet, an annual family tradition and a ploy to get local Somalis and non-Somalis to mingle and get to know one […]

SAWIRRO: Warbixin ku saabsan Donald Trump oo la shaaciyay inuu asal ahaan ka soo jeedo Jarmalka!

SAWIRRO: Warbixin ku saabsan Donald Trump oo la shaaciyay inuu asal ahaan ka soo jeedo Jarmalka!

Madaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka Mr. Donald Trump ayaa la sheegay in asalkiisa uu ka soo jeedo dalka Jarmalka, kaddib markii la helay Awoowgiis magaaladuu ka degnaa Jarmalka sanadkii 1885-kii. Wargeyska lagu magacaabo BILD ee ka soo baxa dalka Jarmalka, ayaa shaaca ka qaaday, in Donald Trump, Awoowgiisa, uu dalkani Jarmalka ku soo laabtay, […]

XOG: Burcad Badeedii oo loo tashtay iyo heshiis ka dhacay…

XOG: Burcad Badeedii oo loo tashtay iyo heshiis ka dhacay…

In 18 hogaamiye oo Afrikaan ah ay isugu yimaadaan shir ka dhacaya qaaradda ayaa ah arrin weyn, kulankii ay madaxdaasi isugu yimaadeen shirmadaxeedkii Lome, ayaa muujinaya sida ay uga go’an tahay wax ka qabashada dembiyada ka dhaca badaha qaaradda. Boqolkiiba 90 waxyaabaha ay soo dhoofsato ama dhoofiso Afrika ayaa waxa ay maraan badda, dhibaatooyinka ka […]

Update: Duulaanka Mosul ee dalka Ciraaq oo bilowday & wararkii ugu..

Update: Duulaanka Mosul ee dalka Ciraaq oo bilowday & wararkii ugu..

Ra’iisul wasaaraha Ciraaq, Haider Al Abadi, ayaa shaaciyay in uu bilowday duulaanka milateri ee ururka isku magacaabay dowladda Islaamiga looga saarayo magaalada labaad ee dalkaasi ugu weyn, Mosul. Mr Abadi oo duulaanka saqdii dhexe ee xalay ka shaaciyay telefishinka qaranka ayaa sheegay in la gaaray “saacadii la sugayay, ayna soo dhawdahay guul ballaaran.” Hubka culus […]

DAAWO VIDEO: Qiso Naxdin badan Noloshii hore & Maanta Macallin Xiito

DAAWO VIDEO: Qiso Naxdin badan Noloshii hore & Maanta Macallin Xiito

Waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamij muuqaal ah oo ku saabsan Qiso Naxdin badan oo uu uga hadlayo Noloshii hore iyo maanta Macallin Xiito. ee daawasho wacan. HOOS KA DAAWO VIDEO-ga oo Dhammeytiran:

SAWIRRO: Marxuum Weriye C/casiis Xaaji oo Muqdisho lagu aasay

SAWIRRO: Marxuum Weriye C/casiis Xaaji oo Muqdisho lagu aasay

Allaha u naxariistee Qabuuraha Iskuul Buluziya ee Degmada Xamar jajab, waxaa maanta Barqadii lagu aasay Weriye C/casiis Maxamed Cali Xaaji oo ka tirsanaa Idaacada Shabelle ee Magaalada Muqdisho. Weriyaha oo shalay gabal dhicii Kooxaha hubaysan ay ku toogteen Degmada Yaaqshiid, gaar ahaan Xaafada Towfiiq, ayaa aaskiisa waxaa ka qaybgalay dadweyne kala duwan. Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta […]

Maxaa ka jira in la shirqoolay kontonka qof Soomaalida ee India dilka ku xukuntay?

Maxaa ka jira in la shirqoolay kontonka qof Soomaalida ee India dilka ku xukuntay?

Laba ka mid ah 118 qof oo Soomaali ah oo ku xiran xabsi ku yaala Magaalada Mumbai, ayaa qaylo dhaan ka muujiyay xukun ay sheegeen inay ku riday Maxkamadda Mumbai. Ciidamada Badda India, ayaa afar hawlgal ku soo qab qabtay 120 nin oo lala xiriirinayo kooxaha burcad badeeda Somalida, intii u dhaxeysay 2011-2012. Laba ka […]

Ninkii looga shakiyay in uu dadka ku laayay Maraykanka oo la xiray

Ninkii looga shakiyay in uu dadka ku laayay Maraykanka oo la xiray

Booliiska dalka Maraykanka ayaa sheegay in ay qabteen ninkii loo raadinayay dilkii ka dhacay suuqa laga dukaamaysto ee ku yaalla gobolka Washington Jimcihii. Booliiska ayaa ninkaas magaciisa ku sheegay Arcan Cetin, oo 20 jir ah, saraakiishu waxay intaas ku dareen in uu Turkiga ku dhashay uuna si sharci ah ku dagan yahay dalka Maraykanka. Waxaa […]

AKHRI: Waxqabadka DF Somalia ee Toddobaadkii tegay (WARBIXIN)

AKHRI: Waxqabadka DF Somalia ee Toddobaadkii tegay (WARBIXIN)

 Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Dowladda Federaalka oo xoojineysa Amniga Doorashooyinka, Maxkamada Ciidamada oo xukuntay maleeshiyaad sheegtay Daacish, Ciidanka Dowladda oo Maleeshiyada Al-Shabaab ka saaray Ceelwaaq, Horjoogihii Maleeshiyada Al-Shabaab ee Aw-Dheegle […]

Page 1 of 392123Next ›Last »
Close

Ku biir Asxaabta Facebook