Home » Archives by category » OPINION

OMAR SHOOLI iyo Fanaaniinta MN iyo Europe: Maxay Isku Haystaan?

OMAR SHOOLI iyo Fanaaniinta MN iyo Europe: Maxay Isku Haystaan?

OMAR SHOOLI iyo Fanaaniinta MN iyo Europe: Maxay Isku Haystaan? Waxaa jirtey waqti ay Fanaaniinta Soomaaliyeed MN loogu yeeri jiray: WAJIYO XUN. Taas oo ay ahayd mid meel ka dhac ku ah FANAANIINTA madaama aysan dadka ka war hayn ama aysan garanayn dadaalka ay ugu jireen in ay gaaraan wax ay dadka dheer yihiin – […]

SAWIRRO: Warbixin ku saabsan Donald Trump oo la shaaciyay inuu asal ahaan ka soo jeedo Jarmalka!

SAWIRRO: Warbixin ku saabsan Donald Trump oo la shaaciyay inuu asal ahaan ka soo jeedo Jarmalka!

Madaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka Mr. Donald Trump ayaa la sheegay in asalkiisa uu ka soo jeedo dalka Jarmalka, kaddib markii la helay Awoowgiis magaaladuu ka degnaa Jarmalka sanadkii 1885-kii. Wargeyska lagu magacaabo BILD ee ka soo baxa dalka Jarmalka, ayaa shaaca ka qaaday, in Donald Trump, Awoowgiisa, uu dalkani Jarmalka ku soo laabtay, […]

Dabacaseer iyo Farxiya Iskoor: Maxay Dadkoodi u Dayaceen?

Dabacaseer iyo Farxiya Iskoor: Maxay Dadkoodi u Dayaceen?

Dabacaseer iyo Farxiya Iskoor: Maxay Dadkoodi u Dayaceen? Ayamahaan waxaan ka gaabsaday qoraalada, anigoo sidiinoo kale ku mashquulay caruurta iyo korintooda. Si kastaba ha ahaatee, waxaa qoraalkaan aan ugu talo galay aan xasuusiyo Ehelada Sheikh Dabacaseer iyo ardayadiisa Farxiya Iskoor inay masuuliyad ka saaran tahay in ay ogaadaan xaalada ay ku sugan yihiin. DABACASEER oo aan u badinaayo […]

Soomaaliya Halkeey u Socotaa!

Soomaaliya Halkeey u Socotaa!

Soomaaliya hogaankii geeska Afrika,Hoygii gobonima u dirirka ha ooyin ma mudnid halkaad taale,hadey kuheleen hiil-laaweyaal mar unbaad heli xakhaage ha ooyin urugada wankula qabaaye. Soomaaliya u halkeey soconaa maanta sidan Horudhaca uga dhigay qormadeeyda Soomaaliya qaladbaa laga galay,waa Dal duqeydii lagu dooxay lana dayacay waxkastoo xumaan ahna dushiisa sameeyey taa oo ugu danbeyn sababtay in […]

Immisa qof baa QAAD la’aan u dhimatay?

Immisa qof baa QAAD la’aan u dhimatay?

Labadii ama seddexdii beri ee dhibaatada QAAD la’aantu ay ku habsatay qaybo badan oo qaranka soomaaliyeed ka mid ah lama hayo dad u qur go’ay QAAD la’aan ama la ildaran, isbitaalada lama keenin dad u jirraday, qaxooti QAAD la’aan darteed buushash dhistay ama qaxayna lama soo sheegin Dadka wax faalleeya waxayba sheegeen in joojinta laga […]

Guushu ma riyaa lagu gaaraa?

W/D: Omar Talha Dad baa dhahaya maxay tahay sababta mar walba ay ula kulmaan guuldarada Ciyaaryahanada Soomaaliyeed, laakiin, Dadkaasi isma weydiiyaan in ciyaartoydeena ay ka hortagaan mar walba Ciyaaryahano dhan walba ka dhisan sida dhaqaalo ahaan iyo Niyad ahaanba, Qaran burburkii Soomaaliya ku habsaday wuxuu sababay in Noloshii, Caafimaadkii, Waxbarashadii, Ciyaarihii, Niyaddii ay meel hooseysa […]

Ruushka vs Marerykanka iyo cidda dhabta ah ee bad-baadisay Erdogan!

Ruushka vs Marerykanka iyo cidda dhabta ah ee bad-baadisay Erdogan!

Af-gambigii fashilmay ee Turkiga ayaa qorsheysnaa bishan August,mana jirin haba yaraatee wax uu arintan ka ogaa maamulka madaxweyne Erdugan. Hase ahaate, 2 maalin ka hor xilligii la fullin lahaa inqilaabka milateri ayaa waxaa dalka Turkiga gaartay Christiana Amanpour, oo ah saxfiyad asal ahaan Iraaniyad ah balse heysata dhalashada Ingiriiska, sidookalena ah madaxa wariyaasha dibadda ee […]

Can Somalia Hold Credible Elections in Time?

Can Somalia Hold Credible Elections in Time?

By Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow) engabdirahman@gmail.com Ahead of the eve of the Somali Leaders Forum (SLF) meeting in Mogadishu, there are positive signs as Somalia prepares elections in the next few months. There is a consensus among all Federal Institutions (Executive, Legislature and Judiciary) and Somali Regional leaders that there will be no extension […]

Muqdisho ‘Caasimadu Federaaleynta dalka maka mid tahay mise Maya!’

Muqdisho  ‘Caasimadu Federaaleynta dalka maka mid tahay mise Maya!’

Muqdisho oo ah caasimada Soomaaliya, sida ku qoran dastuurka kmg ee Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, waxay ka mid tahay magaalooyinka qadiimka ah ee dalka. Taariikhdeeda la hubo waa 1.200 ilaa 1.300 sannadood. Dhismooyinka taariikhiga ah ee aan aasmin waxaa lagu qiyaasaa in cimrigoodu kun sannadood kor u dhaafay. Magaca maagalada waxaa lagu fasiraa inuu […]

Guddiyo doorasho oo ballan shaqo ku socon, Maxaa laga filan karaa? By- Cabdiweli Garyare

Guddiyo doorasho oo ballan shaqo ku socon, Maxaa laga filan karaa? By- Cabdiweli Garyare

Malaha markii aad aragtay ciwaanka qoraalkeyga, waxaa kugu soo dhacay isweydiimo badan. Waa sax isweydiimahaasi inay kugu soo dhaceen, waliba ay yihiin kuwa xaqiiqo kawaran ah, laakiin isku dhinac in aan ka joogno arrinta aan ka hadlayo iyo in aan kala dhinac ka joogno, waxay ku xiran tahay sida aad hadba u fakarto akhriste. Ma […]

Page 1 of 24123Next ›Last »
Close

Ku biir Asxaabta Facebook