Home » Archives by category » WAREYSIYO » VIDEO

DAAWO VIDEO: Qiso Naxdin badan Noloshii hore & Maanta Macallin Xiito

DAAWO VIDEO: Qiso Naxdin badan Noloshii hore & Maanta Macallin Xiito

Waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamij muuqaal ah oo ku saabsan Qiso Naxdin badan oo uu uga hadlayo Noloshii hore iyo maanta Macallin Xiito. ee daawasho wacan. HOOS KA DAAWO VIDEO-ga oo Dhammeytiran:

Daawo Video: Sirdoonka Somalia ee NISA oo fashiliyay weerar halis ah oo Al-Shabaab ka fulin laheyd Xarunta CID

Daawo Video: Sirdoonka Somalia ee NISA oo fashiliyay weerar halis ah oo Al-Shabaab ka fulin laheyd Xarunta CID

Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qarnka Soomaaliyeed, ayaa shalay soo bandhigtay nin ka tirsan maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab, oo lagu eedeeyay inuu qorsheynaayay weerar ka dhan ah Xarunta Hay’adda Dembi Baarista (CID) Ee Magaalada Muqdisho. Sayid Cali oo nin dhalinyaro ah, ayaa waxaa lagu soo bandhigay mid ka mid ah Xarumaha Nabad Suggidu ku leedahay magaalada […]

VIDEO: Qaabka Diyaarada Daallo loo saaray Labtopka la isku qarxiyay

VIDEO: Qaabka Diyaarada Daallo loo saaray Labtopka la isku qarxiyay

Waxaa weli isa soo taraaya macluumaadka laga helaayo Qaraxii ka dhex dhacay gudaha Diyaarada Daallo Airline, xili ay ku guda jirtay duulimaadkeeda caadiga ah. Macluumaad cusub ayaa laaga helay Kaamirada qarsoon ee loo yaqaan CCTV ee ku xiran Garoonka taasi oo laga helay xogo dhaxal gal u ah Xukuumada iyo laamaha amaanka. CCTV ayaa qabatay […]

Daawo Video: Hadalkii Gen. Gaafow oo rumoobay iyo Somalilad oo si xun u garbaashtay Wasiir Waran-Cadde !

Daawo Video: Hadalkii Gen. Gaafow oo rumoobay iyo Somalilad oo si xun u garbaashtay Wasiir Waran-Cadde !

Maamulka Somaliland, ayaa si kulul uga hadlay, hadalkii dhawaan uu wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliland, Cali Maxamed Waran-Cadde uu ku inkiray warqaddii codsiga aheyd ee uu u diray taliyaha laanta socdaalka ee DF Soomaaliya Gen. Cabdullaahi Gaafow. Guddoomiye ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga mucaaradka ee Ucid, Cali Yuusuf Maxamed (Cali Gureey), oo warbaahinta kula hadlay magaalada […]

Daawo Video Uu Duubay Mid Kamid Ahaa Rakaabkii Diyaarada Daallo Ee Dabka Qabsaday.

Daawo Video Uu Duubay Mid Kamid Ahaa Rakaabkii Diyaarada Daallo Ee Dabka Qabsaday.

Shilkii maanta dab ka kacay diyaarad ay leedahay shirkadda Daallo, xilli ay hawada ku jirtay markii ay ka duushay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, waxaana warar kala duwan kasoo baxayaan sababta shilka oo la filayo inuu qarax gudaha ka dhacay yahay. Waxaa diyaarada dib ugu soo laabatay garoonka, waxaana degmada Balcad laga helay meyd diyaaradda […]

DAAWO VIDEO: Faroole Oo Xadiith U Daliishanaya Inuu Xasan Sheekh Munaafaq Yahay.

DAAWO VIDEO: Faroole Oo Xadiith U Daliishanaya Inuu Xasan Sheekh Munaafaq Yahay.

Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole ayaa is weydiiyay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu yahay Munaafaq iyo inkale, isagoo ku eedeeyay inuu dhaartii iyo balantii uu galay ka baxay. Faroole ayaa isku dayay inuu daliishado Xadiiska caanka ah ee ka hadlaya astaamaha munaafaqnimada waxaana muuqatay inuu jejebiyay xadiiska, culimada ayuu weydiiyay in Madaxweyne Xasan Sheekh […]

DAAWO VIDEO: Khudbadii Madaxweyne Xasan Sheekh Ee Baroordiiqdii Askarta Kenya Ee Eldored.

DAAWO VIDEO: Khudbadii Madaxweyne Xasan Sheekh Ee Baroordiiqdii Askarta Kenya Ee Eldored.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad tacsi ah ka  ka jeediyay munaasabadii loogu baroor diiqayay askartii Kenya looga dilay deegaanka Ceelcadde ee gobolka Gedo. Munaasabadda oo ay ka qeybgaleen madaxweynaha Kenya iyo Madaxweynaha Nayjeeriya wuxuu Xasan Sheekh geesiyaal ku tilmaamay askartii Kenya laga dilay. “Maanta waa maalin taariikhi ah oo aan u murugooneyno […]

DAAWO: Xil. Aadan Barre Oo Si Carro Leh Ku Amray In Talaabo La Qaado 48-Saac Gudahood “SABAB”

DAAWO: Xil. Aadan Barre Oo Si Carro Leh Ku Amray In Talaabo La Qaado 48-Saac Gudahood “SABAB”

Hogaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa si caro leh uga hadlay weerarka Alshabaab ku qaadeen shalay xerada ciidamada Kenya ee AMISOM ka tirsan degaanka Ceelcade ee Gobolka Gedo. Isagoo ka hadlayay garoon ay isugu soo baxeen dadweyne iyo mas’uuliyiin ka tirsan Kenya ayuu ku baaqay Aadan Barre inay aargudasho ku dhaqaaqaan ciidamada Kenya. […]

Daawo Video: Waa kuma Amiin Arts + Documentary Xiiso leh

Daawo Video: Waa kuma Amiin Arts + Documentary Xiiso leh

Canada (Allsomali24) – Waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa, Documentary xiiso leh oo looga diyaariyay farshaxanistaha caanka ah ee Soomaaliyeed, Amiin Caamir oona ku magac dheer (Amin Arts). Haddaba, waa kuma Amiin Caamir?

Live-Universaltv

Page 1 of 11123Next ›Last »
Close

Ku biir Asxaabta Facebook