Daawo Video: Waa kuma Amiin Arts + Documentary Xiiso leh

Canada (Allsomali24) – Waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa, Documentary xiiso leh oo looga diyaariyay farshaxanistaha caanka ah ee Soomaaliyeed, Amiin Caamir oona ku magac dheer (Amin Arts).

Haddaba, waa kuma Amiin Caamir?

::: Qeybta hoose nagula wadaag Fikirkaada! :::

Advertisements
Close

Ku biir Asxaabta Facebook