DHAGEYSO: Barnaamij gaar ah oo Ku Saabsan Ciidda

Warbaahinta Allsomali24.com waxay halkan idin kugu soo gudbineysaa, barnaamij xiisa leh oo ku saabsan ciidda.

Barnaamijkan oo ka baxay laanta Af Soomaaliga ee VOA-da, ayaa waxaa marti ku ah fahaaniin ay ka mid yihiin, Nasteexo Indho oo ku sugan Norway, Axmed Zaki oo ku sugan Austria, Ubax Fahmo oo ku sugan Hargeisa.

nasteexo-indhoaxmed-zaki-iyo-ubax-fahmo_allsomali24_com_2016

Haddaba, barnaamijka waxaa daadihinaya, Weriyayaasha kala ah, Caasha Cuud iyo Ismaaciil Xuseen Farjar ee dhageysi wacan.

Markale bahda mareegta Allsomali24.com, waxay idin leeyihiin Ciid Wanaagsan.

::: Qeybta hoose nagula wadaag Fikirkaada! :::

Advertisements
Close

Ku biir Asxaabta Facebook